DAAWO: XASAN SHIIQ OO KAQAYBGALAY BAROORDIIQDII CIIDAMADA KENYA EE LAGU LAAYEY CEELCADE

Madaxwaynayahsa  kenya Uhuru Kenyata, Somalia Xasan Shiiq, iyo Nigeria ayaa waxay kaqayb galeen baroor diiq loo sameeyey  ciidamadii Kenya ee lagu laayey Ceelcade gobolka gedo madaxwayanaha kenya ayaa sheegay inay u aargudi doonaan ciidamadoodii la laayey sida madaxwaynXasan Shiiq uu sheegay inay argagixisada la dhameynayo. madaxwayne Xasan Shiiq masoo hadal qaadin shacabkii soomaliyeed ee ciidamada kenya ku xasuuqeen gobolka gedo iyo xoolahoodiiba.

Hoos kadaawo

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.