10 QOF OO CIDAMADA KENYA KA QAFAASHEEN MAGALADA CEELWAAQ EE GOBOLKA GEDO

Shacabka gobolka gedo gaar ahaan degmada ceelwaaq oo lasoo xariiray warsidaha www.gedotimes.com ayaa usheegay maanta in ciidamada Kenya Magaalada ceelwaaq ka kaxaystey 10 qof lana aadeen dhinaca Kenya iyadoo la ogayn xaalkoodu waxuu kusugan yihiin, mana ahan markii ugu horeysay oo ciidamada Kenya dad qafaashaan ama xoolo dhacaan, dhibaatada ciidamada Kenya ugaysanyaan shacabka gobolka gedo ayaa si xad dhaafa usocota laga bilaabo xasuuqii xaraka Alshabaab uGu geysteen CeelCade.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.