Ahmed Madoobe oo Beca oga Baxay Gaas

Madaxweynah Maamulka Jubland ayaa wax uu Ku Biiray Garabkii ahaa 4.5 ee ay Waten Madaxweynaha Somaliya Besha Calamka iyo Madaxada Maamulada Qaar.

Markii uu Bilaabanayay shirka Madasha wadatashiga ayaa wax uu Ka Dhex Bilowaday Madaxda Shireyso

Kuwaas oo Kala Aragti Noqday Qaabka Doorasho ee Somaaliya Aragtidaas o soo Gaarsiyay In Muran uu Ka Dhasho isku Raaca Doorashada Somaaliya .

Besha Caalamka Ayaa Caadis badan ka dib ahmed Madobe ka Dhaadhicisay inuu Qaato nidaaamki u Horey u Qaadacay ee 4.5

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.