
LONDON= Siyaad Barre General Hospital FundRaising event
Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa London Sabtida habeynka axadu […]
Waxaa noo sharaf ah inaad nagala qayb qaadataan xaflada dhaqaale aruurinta Siyaad Barre General Hospital Garbaharey Gedo Somalia oo ka dhacaysa London Sabtida habeynka axadu […]
Inta la xaqiijiyay 2 qofayaaku dhimatay 5 kalanawaa ay kudhaawacmeen kadib dibadbaxyorabshadowata oo maanta ka dhacayMagaalada Boosaasoee Gobolka Bari. Rabshadaha ayaa kadambeeyay kadib markii dad […]
Cunug dadiisa kayartahay 6 sano ayaa kudhintay 8 kalanawaa ay kudhaawacmen kadib tiro madaafiic ah oo ku hoobatay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya. Duqeymaha ayaa siyaabo kala […]
Kooxda Qeylo dhaan ee ka dhisan wadanka Ingiriiska ayaa Hees qiiro leh ka sameeyey Duqeymaha iyo Xasuuqa ay Kenya kawado Gobolka Gedo gaar ahaane Deegaanka […]
Kadib markii Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, habeen hore lagu dhaawacay Guddoomiyihii Maxkamada Degmada Baardheere, ayaa howlgalo shalay ay bilaabeen ciidamada Dowladda waxa ay ku […]
Dowladda Kenya, ayaa waxa ay soo iibsatay 30 gaadiidka dagaalka ah, kuwaasi oo aysan rasaasta karin, si ciidamada ay ugu dagaalamaan Shabaabka laf dhuun gashay […]
Kadib markii Dowladda Kenya ay sheegtay inay shaki ka qabto in ciidamada Dowladda Federalka Somaliya ay ku lug leeyihiin dagaalkii ka dhacay Magaalada Ceelcadde ee […]
Kulan lagu diidan yahay hananka 4.5 lagu taageerayo go’aanku qaatey madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland madaxwayne C/wali Gaas oo ahaa inuusan qaadanayn nimaanka 4.5 waxaa halkaas […]
Banaan bax lagu taageerayo Madaxwaynaha Puntland gaas go’aankii uu kaqaatey shirkii muqdishu ee looga hadlaayey doorashada 2016 madaxwayne ayaa ka baxay shairkaas isagoo diiday inaan […]
Shacabaka kudhaqan degmada Caabudwaaq ayaa si isku mid ah u cambareeyey xasuuqa ciidamada Kenya kawadaan gobolka Gedo kasoo dad iyo xoolaba lagu dilay. xero ay […]
Isgaariiinta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo aya atan iyo Saaka hawada ka maqan iyadoo Maamulka degmadaasi ay jareen Dhamaan shirkadihii Isgaariinta ee ka shaqeynayay Degmadaasi. […]
Waxaa lagu wadaa in R/wasaaraha Xukuumada Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo qaar kamid ah Safiirada Beesha caalamka ka jooga Somalia ay gaari doonaan magaalada […]
Kooxda Al shabaab ayaa Hawada ka saartay Isgaarsiinta qeybo kamid ah Gobolka Jubbada Dhexe, xilli Shacabka ay Noloshooda tahay mid ku tiirsan Adeegyada kala duwan […]
Maamulka Galmudug, ayaa sheegay inuu jiro wada hadal meel wanaagsan maraya oo u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna, sida uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka […]
Guddiga Kenya u xilsaartay iney baaraan weerarkii Ceel-cadde ayaa sheegay in ciidanka dowlada ee ku sugnaa xerada Ceel-cadde ay ka baxeen xeradan saacado ka hor […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes