TOP Daawo: Kooxda Qeylo Dhaan oo ka qeyla Dhaamisay Xasuuqa ay Kenya ka geysatay Gobolka Gedo.

Kooxda Qeylo dhaan ee ka dhisan wadanka Ingiriiska ayaa Hees qiiro leh ka sameeyey Duqeymaha iyo Xasuuqa ay Kenya kawado Gobolka Gedo gaar ahaane Deegaanka Ceelcadde.
Heesta oo ah mid qiiro leh ayey kooxda kusoo bandhigeen baraha Bulshada iyagoo ku canaantay Dowladda sababta ay uga aamusantahay ka hadalka Xasuuqaasi.

Hoos Ka daawo Heesta

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.