Daawo:Carwo dhaqameed Laguu soo bandhigayeey qaybaha kala duwan ee badeecada ayaa lagu qabtay Baardheere
Carwo wayn oo lagu soo bandhigaayey qaybaha kala duwan ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee gobolka Gedo carwadaan noocaan ah waatii ugu horeysey ee lagu […]
Daawo:Cadaado= Garaad Adan Oo odayga beesha sacad oo Sheegay In La Musuqmaasuqay Ergooyinkii Uu u Gudbiyay Gudida Doorashooyinka
Waxaa xad dhaaf noqday musuq maasuqa, isdaba marinta iyo dilalka laxariira doorashada kasocota Cadaado, Garaad Aadan Cilmi oo kamida 135 odayaal ee soo xulaysa ergooyinka […]
Daawo:Dad Hargeysa Caawa Siyaabo Kala Duwan Ugu Dhintay Booliska Oo Ka Hadlay
Shilal kala duwan aya kadhacay hargaeyso kuwaas oo keenay qasaaro dhimasho iyo dhaawac sida uu sheegey taliayaha kuxigeenka ciidamada Booliska somaliland Cabdirixman liibaan ayaa kawar […]
Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr Gaas ayaa ka qayb galay aas magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha’u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo ka mid […]
Faallo: Cambaareyn ku aadan hanaankii loo Maamulay Kursiga Xidhibaan ee Jifada Waqmaashe. W/Q Maxamed Xuseen Dhageey.
Iyadoo ay isa soo tarayaan Cambaareynta ku aadan sida xun ee loo maamulay Kursiga Xildhibaanada ee Jifada Waqmaashe Ree Xasan ee dhawaan kismaayo ka dhacday, […]
Wax ka ogow cida ku guuleystay kursigii gobolka Gedo oo ay ku tartamyeen afar gabdhood
Sagal Abdirisaaq Biixi oo ku guuleysatay xilka xildhibanimo ee dowlada faderalka somalia qeybta Jubaland waxay ku soo baxady 27 cod halka Naciimo Bashiir Ibraahim oo […]
Waxaa si xawli ah ku socda dhismihii Jaamacada Galgaduud ee Caabudwaaq “masawiro”
Dhawaan abay ahayd markii ladhagax dhigay dhismahabJamacada Galgaduud ee Degmada Caabudwaaq dhulka laga dhisay jaamacada ayaa horey mid kamida bulshada Caabudwaaq ugu deeqay Jamacada sanadkii […]
Daawo:Gudiga abaaraha Baladxaawo oo ugu baaqay walalahooda wax haysta in gurmad dag daga la soo gaaraan bulshada abaarumu saameeyeen
Waxaa kajirta gobolka Gedo abaar xun oo dhib kuhaysa dadka iyo duunyada gudiga baaraha degmada Baladxaawo ayaa waxay ilaahay kabaryeen in bulshada soomaliyeed roob dagdaga […]
Daawo:Qoraa Cismaan Sh Axmed ahna Qabiir xaga qoyska ku xeeldheer oo ka hadlay Faa’idada Qoyska Leeyahay
Qoyska La’aantii dunidaa lama joogeen waana waxa ugu mahiimsan in laga shaqeeyo sidii loo heli laha qoys fiican xaga diinta iyo aqlaaqdaba, hadaba qabiirkaan ku […]