Daawo:Cadaado= Garaad Adan Oo odayga beesha sacad oo Sheegay In La Musuqmaasuqay Ergooyinkii Uu u Gudbiyay Gudida Doorashooyinka

Waxaa xad dhaaf noqday musuq maasuqa, isdaba marinta iyo dilalka laxariira doorashada kasocota Cadaado, Garaad Aadan Cilmi oo kamida 135 odayaal ee soo xulaysa ergooyinka dooranaysa aqalka hoose ayaa ku eedeyey maamulka galmudg inay qabteen ergo aaan ahayn midii uu asagu gudbiyey markuu cabashadaa ugud biyey gudiga doorashada waxaa loo keenay ciidanka nabad sugida ee uu soo direy C/kariim guuled kuwaasoo sheegey inaan loo ogalaan ergada garaad aadan wato.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.