Daawo:Carwo dhaqameed Laguu soo bandhigayeey qaybaha kala duwan ee badeecada ayaa lagu qabtay Baardheere

bardhere

Carwo wayn oo lagu soo bandhigaayey qaybaha kala duwan ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee gobolka Gedo carwadaan noocaan ah waatii ugu horeysey ee lagu qabto degmada Baardheere, bulshadii ka qayb qaadatey carwadaan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweeysey Carwadaan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.