Daawo:Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kawarbixiyey arimo Xiiso Badan oo ay kamid yihiin Doorashada Jubbaland
Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamid aha xildhibaanadii barlamaanka Soomaliya hadan dib loo soo doortey ayaa wraeysi uu siiyey Wariye Maxamed Khaasim kaga hadlay arimo […]
Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Baydhaba iyo Jawhar oo dib uga bilaabatey
Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Dowladda dhexe u matalaya maamuladaas ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, iyo Jawhar ee maamul goboleedka […]
Daawo:Muqdisho Qaar kamida ciidanka Booliiska Soomaliyeed oo Markii ay soo xaadiri waayeen shaqadii laga cayrshey
Ciidamada soomaliyeed ayaa waxay ku shaqeeyaan daruufo adag oo ay kamid yihiin ayakoo mashuur iyo daryeel helin, hadaba qaar kamida ciidamada booliska ayaa shaqdii laga […]
Wax ka ogow Magacyada Afar Soomaali Ah oo Ku Geeriyootay Koonfur Afrika kadib markii dab laqabadsiiyey
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Afar qof oo ganacsato Soomaali ah ay dhinteen ka dib markii dab uu qabsaday goobtooda ganacsi, […]