Waxaa si xawli ah ku socda dhismihii Jaamacada Galgaduud ee Caabudwaaq “masawiro”

Dhawaan abay ahayd markii ladhagax dhigay dhismahabJamacada Galgaduud ee Degmada Caabudwaaq dhulka laga dhisay jaamacada ayaa horey mid kamida bulshada Caabudwaaq ugu deeqay Jamacada sanadkii 2014.

Maamulka jaamacada ayaa Gedotimes uga war bixiyey meesha ay marayso jaamacada iyakoo sheegay inay maalin kasta goob joog kayihiin hawsha kasocota dhismaha jaamacada ayna ka maqanaanayn ilaa sidii loogu talagay lo dhiso jaamacada.fb_img_1479883264166fb_img_1479883231950fb_img_1479883224258

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.