Daawo:Gudiga abaaraha Baladxaawo oo ugu baaqay walalahooda wax haysta in gurmad dag daga la soo gaaraan bulshada abaarumu saameeyeen

abaar

Waxaa kajirta gobolka Gedo abaar xun oo dhib kuhaysa dadka iyo duunyada gudiga baaraha degmada Baladxaawo ayaa waxay ilaahay kabaryeen in bulshada soomaliyeed roob dagdaga ukeeno si ay uga baxdo dhibaatada abaartu ku hayso ugu danbaytiina waxay ugu baaq udireen walalahooda meelay joogaanba in bulshada gobolka Gedo lala soo garo gurmad dagdaga iyakoo sheegey in aabrtu dhib xoogan kuhayso xoolihii iyo ddkiiba.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.