Daawo:Qoraa Cismaan Sh Axmed ahna Qabiir xaga qoyska ku xeeldheer oo ka hadlay Faa’idada Qoyska Leeyahay

cismaan

Qoyska La’aantii dunidaa lama joogeen waana waxa ugu mahiimsan in laga shaqeeyo sidii loo heli laha qoys fiican xaga diinta iyo aqlaaqdaba, hadaba qabiirkaan ku xeel dheer arimaha qoyska Cismaan Sh Axmed ahna qoraa oo buug kasmaeyeey arimaha qoyska kuna soo bandhigay carwadii buugata ee kadhacday Muqdisho, Idaacada VOA somaliya kawareystey buugiisa iyo faa’iidad uu leeyahay bulshada.

Qoraa Cismaan Shiiq Axmed aya halkaan kusharaxayaa Buugiisa waxa uu kusaabsan yahay iyo waxa qoysku yahay isagoo kahalay arimo badan oo ku saabsan qoyska.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.