Daawo:Dad Hargeysa Caawa Siyaabo Kala Duwan Ugu Dhintay Booliska Oo Ka Hadlay

Shilal kala duwan aya kadhacay hargaeyso kuwaas oo keenay qasaaro dhimasho iyo dhaawac sida uu sheegey taliayaha kuxigeenka ciidamada Booliska somaliland Cabdirixman liibaan ayaa kawar bixiyey shilalkaan isugu jira kuwa gari iyo xabad loo adeegsadey oo dad ku dhinteen.
Hoos kadaawo:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.