Ma dhab baa in Xassan Shiikh Maxamuud uu u sharaxan yahay Soomaali oo dhan ee uusan u sharxnayn koox gaar ah sida uu sheegay oo uu saxaafada iyo meediyaha siiyey?
Waxaa hubaal ah in bulshadu uga baratay madaxweynaha xilkii ka dhamaday Xassah Shiikh hadal aan loo meel dayin oo xaqiiqda ka fog kuna indha adag […]
Olole Nadaafadeed oo soo qaban qaabiyeen Maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa kadhacay Garbaharey
olalahaan oo ahaa iskaa wax uqabso oo iska kaashanayeen maamulka gobolka iyo kan degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka dhacay garbahaarey,Madaxda kala […]
Beesha Caalamka oo ka Dalbatay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Faah-faahin dheeri oo kusaabsan 24 Kursi oo laboobey
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Michael Keating ayaa lagu sheegay in shir ay wakiilada beesha […]
Taliye ku xigeenkii ciidanka booliska Puntland oo u geeriyoday dhaawacii
Taliye ku xigeenkii sedexaad ee ciidamada booliska Puntland Jaamac Saxardiid oo shalay kooxo hubaysani ku dhaawaceen magaalada Bosaaso ayaa lagu soo waramayaa in uu u […]
Duqa Gobolka Baanadir oo la kulmay Danjiraha Maraykanka ufadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuneen Jimcaale ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz, Labada […]
Dad Udhintay Cudurka Shuban Biyoodka gobolka Shabeelaha Dhexe
Qaylo dhaan saa’id ah ayaa kasoo yeereysa deegaanda udhaw Jawhar sida Mahadaay Cudurka shuban biyoodka ayaa waxaa udhintay in kabadan 60 qoys waxaana la ildaran […]
Danjiraha QM iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo ku kulmay Muqdisho
Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Michael keating ayaa Xalay Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka. Kulanka oo ay Albaabadu u […]
Daawo:Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa guddoomay agab waxbarasho
Qalab ayaa loogu deeqay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneeraal Kaahiye waxaana ugu deeqay mid ka mida Madbacadaha ku yaala magaaladda Muqdisho,taasoo loogu talgalay iney wax […]
Ganacsade Ugafay Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa raali galin ka bixiyay hadal uu sheegay inuu ugu gafay Boqorka
Ganacsade Ugafay Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa raali galin ka bixiyay hadal uu sheegay inuu ugu gafay Boqorka, Ganacsade Cabdicasiis Axmed Nuur ayaa sheegey inuu […]
Dab geeystey Khasaaro Hantiyeed oo Balaaran ayaa kadhacay Boosaaso
Waxaa Xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso kadhacay Dab geeystey Khasaaro Hantiyeed oo Balaaran dabkaan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo udhaw dekada lamana oga waxa […]
Madaxweyanha Puntlanda ayaa u dhoofay muqdisho, si uu uga qaybgalo shirarka dhamaystirka doorashada
Madaxweyanha Puntlanda ayaa u dhoofay muqdisho, si uu uga qaybgalo shirarka dhamaystirka doorashada ee kadhacaya Muqdisho, Gaas ayaa sheegey in shirku soconayo labo bari waxaana […]
Guddiga Doorashooyinka Daddban ee Puntland oo kasoo horjeestay go’aankii lagu joojiyey kuraas
Gudiga doorashooyinka Puntland ayaa qaadacay go’ankii gudiga doorashada dadban ay kulaaleen 2 kursi oo Puntland ah, gudiga doorahsda Puntland ayaa ku tilmaamay go’aankaas mid aan […]