Madaxweyanha Puntlanda ayaa u dhoofay muqdisho, si uu uga qaybgalo shirarka dhamaystirka doorashada

gaas

Madaxweyanha Puntlanda ayaa u dhoofay muqdisho, si uu uga qaybgalo shirarka dhamaystirka doorashada ee kadhacaya Muqdisho, Gaas ayaa sheegey in shirku soconayo labo bari waxaana looga hadlayaa arimaha doorshada, mar wax laga waydiiyey labada kursi ee Puntland oo ladiiday ayuu ka gaabsadey inuu kahadlo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.