Taliye ku xigeenkii ciidanka booliska Puntland oo u geeriyoday dhaawacii

Taliye ku xigeenkii sedexaad ee ciidamada booliska Puntland Jaamac Saxardiid oo shalay kooxo hubaysani ku dhaawaceen magaalada Bosaaso ayaa lagu soo waramayaa in uu u geeriyooday dhawaaca soo gaaray iyada oo ilaa iyo xalay si weyn loola tacaalayay xaalad-diisa caafimaad, Booliska ayaa sheegay in taliye Saxardiid xili hore oo saaka ah uu u naf baxay dhaawaca soo gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.