Duqa Gobolka Baanadir oo la kulmay Danjiraha Maraykanka ufadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuneen Jimcaale ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz, Labada masuul ayaa kawada hadlay arrimo ay kamid yihiin in Muqdisho ay hesho meteladeeda siyaasadeed iyo diyaarinta Maqaamkii Caasimadda Dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.