Dad Udhintay Cudurka Shuban Biyoodka gobolka Shabeelaha Dhexe

isbitaal

Qaylo dhaan saa’id ah ayaa kasoo yeereysa deegaanda udhaw Jawhar sida Mahadaay Cudurka shuban biyoodka ayaa waxaa udhintay in kabadan 60 qoys waxaana la ildaran in kabadan 200 oo qof, dadkaan ayaa waxay ubahan yihiin gurmad dag daga siday ay sheegayaan hawl wadeenada Cafiimadka Gobolka shabeelada dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.