Olole Nadaafadeed oo soo qaban qaabiyeen Maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa kadhacay Garbaharey

olalahaan oo ahaa iskaa wax uqabso oo iska kaashanayeen maamulka gobolka iyo kan degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka dhacay garbahaarey,Madaxda kala duwan ayaa aad ugu mahadceliyey qaybaha kal duwan ee bulshada sida wanaagsan ay uga qayb qaateen hawlahaan lagu soo celinayo bilicda deegaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.