Daawo:Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa guddoomay agab waxbarasho

Qalab ayaa loogu deeqay Akadeemiyadda Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Jeneeraal Kaahiye waxaana ugu deeqay mid ka mida Madbacadaha ku yaala magaaladda Muqdisho,taasoo loogu talgalay iney wax ku bartaan Saraakiisa,saraakiil xigeenka iyo cid walba oo wax ku baraneysa Akadeemiyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.