Daawo:Xasan shiiq Oo Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Abaaraha Dalka
Xasan shiiq ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ku baaqay in si deg-deg ah […]
Xasan shiiq ayaa sheegay in 15-ka bishaan uu furmi doono fadhigii ugu horreeyey ee Barlamaanka cusub, isagoo dhanka kalena ku baaqay in si deg-deg ah […]
Guddiga doorashooyinka dadban ee Galmudug iyo Wakiilada u matala Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlihii doorashooyinka ee ka […]
Wararka ka imaanaya degmada Mandhera ayaa sheegaya in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay bur buriyeen anteenooyin ay laheyd shirkada Isgaarsiinta Safaricom, kaddib markii ay ku […]
Maamul Goboleedka Puntland ayaa soo gabagabeeyay dorashadii Baarlamanka Cusub ee Soomaaliya 2016/2020-ka, 15-ka Bishan ayaa la filayaa in la dhaariyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka […]
Waxaa soo dhamaatey Doorashadii Barlamanka Soomaliya iyadoo doorashadu ka dhacday Magaalooyin kala duwan, Xildhibaanada matalaya Beesha Mareexaan ayaa waxay doorahsda kasoo kal galeen Jubbaland iyo […]
dhawaan bay ahayd markii heshiis laga gaarey dagaal mudo kasocday Gaalkacyo, Waxaa suuqa Gaalkacyo kajiray israsaaseyn udhaxeysa ilaalada suuqa waxaana ku dhaawacmay dad shacab ah, […]
Gabar labaadi goobayey mudo shan maalmood ah ayaa meeydkeedii laga helay caws hoostiis, Madaxda kala duwan ee Gabiley sida taliyaha Booliska iyo Gudoomiyaha Gobolka Gabilay […]
Xafladda sagoontinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya qeybta Jubaland lagu soo doortey ayaa caawa ka soconeyso xarunta daawad ee magaalada kismaayo Waxana kasoo qeybgaley […]
Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay bilaabatay shahaaddo bixinta Xildhibaannada labada aqal, waxaayna farayaan in Xildhibaannada tagaan Villa […]
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay dib ula Wareegeen Gacan ku haynta Degmada Ceel-waaq oo Xalay ay Guud ahaan la wareegeen Al-shabaab ,Magaalada ayaa hadda Degen waxaana […]
Waxaa xaqiiqa in Madax wanaagsan ama hoggaamiyaasha wanaagsan ay ka soo dhexbaxaan shacab wanaagsan oo danahiisa ilaashanaya ,doortana qof wanaagsan oo ka shaqeeya danahooda iyo […]
Wafti Balaaran oo hogaaminaayey Raisul wasaare ku xigeenka Soomaliya Maxamed Cumar Carte ayaa lagu soo dhaweeyey Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha uga hortagey Madaxwayne kuxigeenka kowaad […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes