Madaxweyne Soomaliya oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga sideen dhiggiisa dalkaasi, Waftigaan waxaa […]
Daawo: Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Oo Ka Qayb Galay Xuska Ciidanka Ethiopia
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxwaynaha Soomaliland Muuse biixi ayaa Ka Qayb Galay Xuska Ciidanka Ethiopia oo lagu qabanayey Jig jiga waxaana xafladaas ka kaqayb […]
Xoogsatadii Hore Ee Dekeda Muqdisho Oo Banaan Bax Sameeyay ka dhan ah Al-Beyrak
Magaalada Muqdisho Saaka waxaa ka dhacay dibad bax balaaran oo ay dhigayeen Dadka muruq maalatada ah ee ka xoogsan jirtay dekeda weyn ee Magaalada Muqdisho, […]
Maqal iyo Muqaal: Hanti Dhowraha Qaranka waa Sharci Daro Heshiiskii Somalind iyo imaaraadka Dawladii horaana fududeysa
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka soomaliyeed Dr Nuur Faarax Jimcaale oo maanta Shir Jara’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii ay […]
Cade Muuse oo aas Qaran Loogu Sameynayo Magaalada Boosaaso +Sawirro
Meydka Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee Cadde Muuse Xirsi Jeneraal Cadde ayaa maanta laga dajiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso si halkaas […]
Magaaladda Muqdisho waxa sagootin looga sameeyay Xubna ka mid ah ururka indhoolayaasha Soomaaliyeed
Magaaladda Muqdisho waxa sagootin looga sameeyay Xubna ka mid ah ururka indhoolayaasha Soomaaliyeed ayaa waxay deeq Cumra ah kaheelen wadanka Sacuudiga oo usoo mar siiyey […]
Mombasa:Jaaliyada soomaliyeed ee Mombasa Kenya oo Xafladwayn oo lagu taageeray Madaxwaynaha soomaliya Kadhacaday
Magaalada Mombasa ee dalka kenya waxaa kadhacay dabaal dega guusha uu gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyada soomaliyeed […]
Daawo: Puntland oo dil ku xukuntay Dhalinyaro La Sheegay Inay Ka Tirsanayeed Alshabab
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland fadhigeeda Bosaso ayaa maanta xukun dil ah ku riday 7 dhalinyaro oo ay sheegtay inay ahaayeen dadkii ka […]
Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaliya iyo Waqtiga ay Dhacayso oo La Shaaciyay
Xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa loo xilsarey gudi wasaaro ah. Xafladaan oo loo qorsheeyey inay kasoo qeyb […]
Daawo: Cali Khaliif hadalkiisa Khaatumo kuma Matalo isagay ku kooban tahay waxaa dhahay Wasiirkii hore arimaha gudaha khaatumo ahmed mohamud doolaal
Wasiirkii hore arimaha gudaha Khaatumo mudane Ahmed Mohamud Doolaal ayaa kasoo hor jeestey hadalkii Cali Khaalif waxaana tahniyad u direy Madaxwaynaha soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi […]