Daawo: Cali Khaliif hadalkiisa Khaatumo kuma Matalo isagay ku kooban tahay waxaa dhahay Wasiirkii hore arimaha gudaha khaatumo ahmed mohamud doolaal

dolal

Wasiirkii hore arimaha gudaha Khaatumo mudane Ahmed Mohamud Doolaal ayaa kasoo hor jeestey hadalkii Cali Khaalif waxaana tahniyad u direy Madaxwaynaha soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxaa kaloo ku baaqay in Garaadada Sool,Sanaag iyo Cayn ay jawaab adag kabixiyaan oo cambaareeyaan hadalka Cali Khaliif.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.