Daawo: Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Oo Ka Qayb Galay Xuska Ciidanka Ethiopia

kulmiye

Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna musharaxa madaxwaynaha Soomaliland Muuse biixi ayaa Ka Qayb Galay Xuska Ciidanka Ethiopia oo lagu qabanayey Jig jiga waxaana xafladaas ka kaqayb taliyaha ciidamada Itoobiya iyo madaxwaynaha ismaamulka itoobiya cabdi maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.