Madaxweyne Soomaliya oo qaabilay wafdi ka socday dowladda Masar

masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga sideen dhiggiisa dalkaasi, Waftigaan waxaa hoggaaminayey Ergay gaar ah oo uu soo wakiishay madaxweynaha dalka Maser Cabdul-fataax Al-Siisii, madaxweyne Farmaajo, ayaa guddoomay dhambaalka looga siday madaxweynaha Masar isla markaana uga mahadceliyey.

Dhambaalka ayaa ahaa hambalyo ku aaddan xilka madaxweynenimo ee loo doortay Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi, waxa uu sidoo kale ku sheegay in uu ku faraxsanahay iskaashiga iyo xiriirka wanaagsan ee u dhaxeeya labada dal.
masarmasar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.