Mombasa:Jaaliyada soomaliyeed ee Mombasa Kenya oo Xafladwayn oo lagu taageeray Madaxwaynaha soomaliya Kadhacaday

mom

Magaalada Mombasa ee dalka kenya waxaa kadhacay dabaal dega guusha uu gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyada soomaliyeed ee ku dhaqan Mombasa Kenya waxaana ka qayb galay kumanaan shacab ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Mombasa ay ka koobantahay ayaa buux dhaafiyey goobta ay ka dhaceysay Xafladda lagu tagaeeraayey Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxdii iyo qabaha kala duwan ee bulshada ee ka hadlay Xaflada ayaa sheegay in dareenka Shacabka uu ka tarjumaayo dhabaha cusub ee cagta ay saartay Soomaaliya, Dhamaan dadkii xafladaas ka qey galay ayaa dareen isku mid ah ka muujiyey Guusha Mudane Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi oo la aaminsanyahay in dalka ay u horseedi karto in dib loogu laabato Soomaalidii beri samaadkii.
mombasa15mommom

mom

mom

mom

mom

mom

mom

mom

mom

mom

mom

mommom

mom

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.