Maqal iyo Muqaal: Hanti Dhowraha Qaranka waa Sharci Daro Heshiiskii Somalind iyo imaaraadka Dawladii horaana fududeysa

hanti

Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka soomaliyeed Dr Nuur Faarax Jimcaale oo maanta Shir Jara’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii ay wada gaareen Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta isagoo ku sheegay inuusan waxba kajirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.