Cade Muuse oo aas Qaran Loogu Sameynayo Magaalada Boosaaso +Sawirro

muuse
Cadem

Meydka Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee Cadde Muuse Xirsi Jeneraal Cadde ayaa maanta laga dajiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso si halkaas Aas qaran loogu sameeyo. Aaska Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka iyo Dowladda Dhexe ee Soomaliya.
cade

muuse
Cadem
diya4a

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.