Caleema-saarka Madaxweynaha Soomaliya iyo Waqtiga ay Dhacayso oo La Shaaciyay

Xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa loo xilsarey gudi wasaaro ah. Xafladaan oo loo qorsheeyey inay kasoo qeyb galeen madax badan oo ka kala imaanayo wadamada ay Soomaaliya xiriirka la leedahay ayaa lagu wadaa inay magaalada Muqdisho ka dhacdo taariikhda markay tahay 22 February oo ku aadan maalin Arbaco ah .
farmjo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.