Daawo:Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Maykii iyo dhaawacii Lakeenay Isbitaalka Kismaayo
Maamulka Jubbaland ayaa diiday in lala kulmo dad shacaba oo qaba dhaawacyo halis ah oo ubaahan in dalka dibadiisa loo qaado iyo kuwa mayd ah […]
Bangiga Aduunka oo qaaday talaabo ka farxisay shacabka iyo Dowlada Soomaliya
Kulan Dhexmaray Dowlada Soomaliya oo uu kamaid yahay Wasiiru dowlaha Wasarada Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali iyo Bangiga Adduunka […]
Daawo:Xildhibaan Hani ayaa sheegtay Puntland ay ku fiican tahay soo dhaweeynta
Xildhibaanad Hani Maxamed Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaliya ayaa booqasho ku tagatay Kaamka Barakacayaasha ee degmada Boosaasob waxaana booqashadeeda ku waheliyey DUqa magaalada Boosaso […]
Daawo:Wasiirada Gargaarka iyo Musiibooyinka oo soo xertay shirkii Kahortaga Musiibooyinka
Kulan ay soo qaban qaabisey Wasaarada arimaha Gargaraaka iyo Maareynta masiibooyinka oo looga hadlaayey sidii looga hortagi laha masiibooyinka ayaa ka dhacay Muqdisho waxana ka […]
Daawo:Dowlada Soomaliya oo Ka Naxsatey Shirkadihii Ka faa’idaystay Furaha Soomaliya 252
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lawareegi doonto Maamulka Furaha Soomaaliya 252 iyo astaanta Internet ee “SO” waana hanti qaran sida uu sheegay […]
Daawo:Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka iyo hay’ada UNDP oo Muqdisho ku kulmay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ,Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Madaxda Haya’da UNDP ayaa xarunta Xalane ee Magaaladda […]
Wax ka ogow qaabkii uu udhacay Kulankii wasiirka Dastuurka Soomaliya Iyo Qurba joogta
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta ah ee dalka ku sugan oo isugu jiray masuuliyiin […]
Daawo:wasiirka Warfafinta Somaliland cadaani oo eedeyn kulul usoo Jeediyey Xafladii BBcda Ku casuntay
Muunaasabad ka dhacday Magaalada Hargaysa oo lagu xusaayey sanadguuradii 60aad markii la aas aasay idaacada BBCda waxaana ka qayb galay Madaxwayne kuxigeenka somaliland.Wasiiro iyo suxifiyeen […]
Daawo:Barlamaanka Puntland oo Lamid noqday Barlamankii Hore ee Soomaliya
Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Puntland oo kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Wakiiladda maamulkaas ayaa kalsoonidii kala laabtay dhammaan Gollaha Xukuumadda Puntland ee hogaamiyo Cabdiwali Gaas ayakoo […]
dhageyso:Madaxweyne Gaas,oo Jawaab Dagdaga Kabaxshey kalsoonidii laga laabtay Wasiiradiisa
Madaxwaynaha Maamulka Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa saxaafada kula hadlayey magaalada Garowe gaar ahaan Xarunta madaxtooyada Puntland ayaa ku amaanay go,aankii Golaha wakiilada […]
Diyaarado duqayn ka geystey Jubbaland, Dhawaca iyo Maydka oo isbitaalka Kismaayo lakeenay
Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan in maydka 4 qof iyo dhaawac 6 ah […]