Daawo:Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Maykii iyo dhaawacii Lakeenay Isbitaalka Kismaayo

sayid

Maamulka Jubbaland ayaa diiday in lala kulmo dad shacaba oo qaba dhaawacyo halis ah oo ubaahan in dalka dibadiisa loo qaado iyo kuwa mayd ah oo u baahnaa in sxaafada loo soo bandhigo, dadkaan ayaa waxaa loo qaystay duqayn diyaarado ay lee yihiin sida lasheegayo Maraykanaka iyo Kenya.

Madaxwayne Ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa maanta ka hadlay waxuuna sheegay inay kawar qabaan duqeymo ay geesteen diyaarado balse aan baarayeen inay jiran qasaaro ay u geesteen diyaardahaan dad shacaba, warkaan ayaa imaanaya isbitaalka magaalada kismaayo oo lakeenay maydad iyo dhaawac walow Jubbaland udiiday inay usoo bandhigto saxaafada ama loo tago.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.