Daawo:Wasiirada Gargaarka iyo Musiibooyinka oo soo xertay shirkii Kahortaga Musiibooyinka

maryan

Kulan ay soo qaban qaabisey Wasaarada arimaha Gargaraaka iyo Maareynta masiibooyinka oo looga hadlaayey sidii looga hortagi laha masiibooyinka ayaa ka dhacay Muqdisho waxana ka qayb galay Wasiirka Gaargaarka Dr Maryan Qaasim axmed, maamul goboleedyada iyo qaar kamida wasaarada Gaargaarka iyo masiibooyinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.