Diyaarado duqayn ka geystey Jubbaland, Dhawaca iyo Maydka oo isbitaalka Kismaayo lakeenay

deg

Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ee maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegayaan in maydka 4 qof iyo dhaawac 6 ah oo duqeymo ay diyaarado xaley geysteen duleedka deegaanka Beer xaani ee gobolka jubada hoose oo kismaayo 50 km kaga beegan dhinaca galbeed Dhaawacyadaan iyo dhimashada waxaa la keeney isbitaalka Guud ee degmada kismaayo.

Waxaa kale oo jiro xoolo isugu jira Ari Geel iyo lo oo duqeymahaasi lagu laayey diyaradahaan cida leh macada waxaana loo badinayaa kuwa Maraykanka ama Kenya warbahinta Gedotimes oo la xariirtay masuuliyiinta Jubbaland ayaa noo sheegay inay jiraan dhimashadaan iyo dhaawacaan lakiin waxay ka gaabsadeen inay ka hadlaan .

wixii kasoo kordhac duqaymahan wararkeena dambe kala socda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.