Daawo:Dowlada Soomaliya oo Ka Naxsatey Shirkadihii Ka faa’idaystay Furaha Soomaliya 252

isgaarsin

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lawareegi doonto Maamulka Furaha Soomaaliya 252 iyo astaanta Internet ee “SO” waana hanti qaran sida uu sheegay wasiirka warfaafinta, shirkadaha taleefanka ayaa iska isticmaala furaha soomaliya ayagoo bixin canshuur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.