Daawo:wasiirka Warfafinta Somaliland cadaani oo eedeyn kulul usoo Jeediyey Xafladii BBcda Ku casuntay

bbc

Muunaasabad ka dhacday Magaalada Hargaysa oo lagu xusaayey sanadguuradii 60aad markii la aas aasay idaacada BBCda waxaana ka qayb galay Madaxwayne kuxigeenka somaliland.Wasiiro iyo suxifiyeen horey uga soo shaqeeyey BBcda iyo Marti sharaf kale.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa halkaas ka hadlay asagoo eedeyn kulul usoo jeediyey Bbcda inaysan dhex dhexaad ahayn oo ujanjeerto dhinaca soomalida soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.