dhageyso:Madaxweyne Gaas,oo Jawaab Dagdaga Kabaxshey kalsoonidii laga laabtay Wasiiradiisa

gaas

Madaxwaynaha Maamulka Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa saxaafada kula hadlayey magaalada Garowe gaar ahaan Xarunta madaxtooyada Puntland ayaa ku amaanay go,aankii Golaha wakiilada Puntaland ay kalsoonida kala noqdeen Xukuumadiisa.

Madaxweynaha ayaa fariin u diray Isimadda, Odayaasha dhaqanka, Ciidamada iyo Shacabka Puntland oo ah in ay ilaaashadaan amniga iyo daganaanshaha lana shaqeeya ciidamadan, Madaxwayne Gaas aya sheegay inuu xukuumad kusoo dhisaayo 21 cisho gudahood isagoo la tashanaaya madaxwayne ku xigeenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.