Daawo:Xildhibaan Hani ayaa sheegtay Puntland ay ku fiican tahay soo dhaweeynta

hani

Xildhibaanad Hani Maxamed Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaliya ayaa booqasho ku tagatay Kaamka Barakacayaasha ee degmada Boosaasob waxaana booqashadeeda ku waheliyey DUqa magaalada Boosaso iyo Gudoomiyaha degmada boosaaso.

Xildhibaanad Hani ayaa sheegtay in ay tahay wax aad loogu farxo in Puntland cidwalba ku noolaan garto waana waxa soomalida looga baahan yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.