Daawo:Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka iyo hay’ada UNDP oo Muqdisho ku kulmay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ,Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Madaxda Haya’da UNDP ayaa xarunta Xalane ee Magaaladda Muqdisho uga qeyb galay shir looga hadlayay dardargelinta howlaha mushaariicda ee deeq bixiyaasha caalamka ay ku taageerayaan Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.