Bajaajle lagu dhaawacay Muqdisho

14th December 2017 admin 0

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaawac culus u geystay mid ka mid ah Wadayaasha Mooto Bajaajta ee magaalada muqdisho. Falkan dhaawaca loogu […]