Daawo:Sareeye Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax Oo Faah Faahin kabixiyey Qaraxii Kadhacay Afaafka Hore ee Xarunta Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliya

boolis

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax oo shir jaraa’id ku qabtay Dugisga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Tirada Ciidanka ku dhintay Qaraxii saakay ka dhacay Barxadda hore ee Iskuul Buluusiya.
Taliyaha ayaa sheegay in weerarkaasi uu fuliyay nin soo xirtay waxyaabaha qarxa waxaana qaraxaasi kaga dhintay 18 Askari 15 kalane ay ku dhaawacmeyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.