Wararka Maanta
Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeya Ra’iisul Wasaaraha cusub
Maamulada Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay Waxaa lagu Taageeray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Warsaxaafadeedyada ka soo baxay Maamulada Puntland ayaa […]
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan Axmed Madoobe Ayaa la Dardaarmay Xildhibaanada Laga soo dortay Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland Kulankan oo bogaadin, […]
Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa la kulmay Boqorka Sacuudi Carabiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Gaaray wadanka Sacuudiga, Madaxweyne Soomaliya ayaa la kulmay boqorka wadanka Sacuudiga Boqor […]
Akhriso:Raysawasaaraha Soomaliya Xasan Khayre oo iska casilay Shaqadii uu uhayey Soma oil and Gas
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa magacbaay Ra’iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed waxaana umagacaabey Mudane Xasan Cali Kheyre. […]
Banaanbax Lagu Taageerayo maamulka khaatumo iyo madexweyne Dr Cali khliif Galaydh ayaa ka Dhacay maanta Buuhoodle
Banaanbax Lagu Taageero maamulka khaatumo iyo madexweynaha khaatumo Dr Cali khliif Galaydh ayaa ka Dhacay maanta Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn Banaanaxan aad U Weynaa […]
Barakac Ka bilowday Degmada Hobyo iyo isgaarsiinta oo Hawada Ka maqan
Wararka ka imaanaya Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Isgaarsiinta Goor dhow la jaray waxaana Magaalada ka socda barakac ay sameysay dadka Shacabka, […]
Maxweynaha Soomaliya: Ra’isalwasaaraha waa in 15 cisho uu Wasiirrada ku soo dhiso
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka hadlay magacaabista Ra’isalwasaaraha cusub ee Soomaaliya. Madaxweyne Soomaliya waxaa uu Golaha shacabka iyo aqalka sare ka […]
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo la Magacaabay
Madaxweyne Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre,waxaana uu u Xushay inuu noqdo Wasiirka Koowaad ee Xukumaddiisa. Ra’iisul Wasaare Xasan […]
Qarax ka dhacay Xarunta maamul goboleed ka Hirshabeele Jowhar
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hir-shabeelle ayaa ku waramaya in qarax xoogan in uu ka dhacay gudaha Magaaladas, Qaraxa oo ahaa bambada […]