Banaanbax Lagu Taageerayo maamulka khaatumo iyo madexweyne Dr Cali khliif Galaydh ayaa ka Dhacay maanta Buuhoodle

khatumo

Banaanbax Lagu Taageero maamulka khaatumo iyo madexweynaha khaatumo Dr Cali khliif Galaydh ayaa ka Dhacay maanta Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn Banaanaxan aad U Weynaa Ayna Ka Soo Qaybgaleen Dhamaan Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gobolka Cayn Sida Cuqaasha Isimada Waxgaradka Culumida Haweenka Iyo Dhalinyarada ayaa Si Weyn U Taageeray Maamulka Khaatumo
Cuqaal Kor U Dhaafaya 44 Cuqaal ayaa Maanta Iyaguna Goob Joog ahaa Banaanbaxa Iyadoo Taageeray Maamulka Khaatumo Sidoo kale Maamulka Golaha Deegaanka Buuhoodle ayaa Goob Joog ka Ahaa Banaanbaxa, Sidoo kale Dadka Banaanxayey ayaa Fariin U Diray maamulka Puntland Oo ay Sheegeen Inuu Faragalin Qaawan Ku Hayo magaalada Buuhoodle.


khatumo

khatumo

khatumo

khatumo

khatumo

khatiumo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.