Barakac Ka bilowday Degmada Hobyo iyo isgaarsiinta oo Hawada Ka maqan

shabab

Wararka ka imaanaya Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Isgaarsiinta Goor dhow la jaray waxaana Magaalada ka socda barakac ay sameysay dadka Shacabka, Ciidamo hubeysan oo ka tirsan al-shabaab ayaa la sheegay in ay u ruqaansadeen degmada hobyo sidoo kalana tuulooyinka Hobyo ku dhow ay isgaarsiinta maanta ka jareen. Dhinaca kale ciidamada al shabaab ayaa la sheegay in doonayaan in ay gaaraan degmada hobyo oo uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.