Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horeeyay ee soo dhaweeya Ra’iisul Wasaaraha cusub

Maamulada Puntland ayaa Warsaxaafadeed ka soo baxay Waxaa lagu Taageeray Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Warsaxaafadeedyada ka soo baxay Maamulada Puntland ayaa lagu sheegay in ay Taageersan yihiin Magacaabista Ra’iisul Wasaare Kheyre,waxaana ay Baarlamaanka ugu baaqeeyn in ay Deg Deg u Ansixiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.