Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo la Magacaabay

Madaxweyne Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre,waxaana uu u Xushay inuu noqdo Wasiirka Koowaad ee Xukumaddiisa.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ah Ganacsade,waxaana uu Mudo la shaqeeyay hay’addaha Samafalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Hor geyn doona Ra’iisul Wasaaraha si ay Codka Kalsoonida u siiyaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.