Madaxweynaha Jubbaland Axmed Islaan Axmed Madoobe Ayaa la Dardaarmay Xildhibaanada Laga soo dortay Jubbaland

madoobe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah kulan qado ah la qaatay Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland Kulankan oo bogaadin, dhiirigalin, iyo Talo, isugu jiray ayuu Madaxweynahu la qaatay Xildhibaanada isaga oo ku bogaadiyay hawshiii wanaagsanayd ee ay qabteen mudadii hawlaha doorashooyinku ay socdeen.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in uu wali taagan yahay mowqifkiisi ahaa in Xildhibaanadu ay ka shaqeeyan wax Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed dan u ah isla markana aysan ka fikirin masaaliix gaar ah wuxuu ka dalbaday in ay la shaqeeyaan Ra”iisul Wasaaraha uu maanta magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya maadama ay Madaxweynaha iyagu kalsoonida siiyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.