Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi ayaa la kulmay Boqorka Sacuudi Carabiya

farmajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Gaaray wadanka Sacuudiga,  Madaxweyne Soomaliya ayaa la kulmay boqorka wadanka Sacuudiga Boqor Salmaan Binu C/casiis, iyadoo Boqorku uu sheegay dowladda Sacuudiga inay Garab taagantahay Soomaaliya Madaxweynaha iyo wafdigiisa inta ay ku suganyihiin Sacuudiga ay lakulmi doonaan Madaxda kale ee wadanka Sacuudi carabiya.

farmaajo farmajo farmajofarmaajo  farmaajo

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.