Wararka Maanta
Munaasabad lagu sogootinayay shaqaale ku wareegay Wasaarada Gargaarka.
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa ka qayb galay xafladda xil-wareejinta waaxda Gargaarka iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo […]
Taliyaha Booliska Soomaliyeed Jenaral Saacid oo Kaqayb Galay Kulanka Booliiska Africa “AFRIPOL”
Kulan Loogu Hadlayey Iney Wada Shaqeyn Joogto Ah Ka Dhaxayso Booliska Africa Oo Idil Oo Loogu Magac Daray (AFRIPOL) Ayaa Lagu Qabtay Dalka Kamid Ah […]
Madaxwayne Xigeenka Puntland oo Daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna sii hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta waxuu si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga […]
Daawo:Maamulka Hirshabeele oo 70 arday Ka hor Istaagay inay u fariistaan Imtixaanka dugsiyada sare
Aradayda Wax kabarata Dusiga imaamu shaafici ee Degmada Jowhar ayaa loo diiday inay ufariistaan imtixaanka, Ardaydaan oo tiradoodu dhan tahay 70 siday sheegeen ayaa waxay […]
Xafladda Xiritaanka Iskuulka Hoose Dhexe Sare Ee Guulwade Sanad-Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 oo dhameystiran daawasho wacan
Xafladda Xiritaanka Iskuulka Hoose Dhexe Sare Ee Guulwade Sanad-Dugsiyeedka 2016 Ilaa 2017 ayaa kadhacday Magaalada Kismaayo Xafladdan Balaaran Oo Ahayd Mid Si Wanaagsan Loo Soo […]
Dhageyso:-Dad kafan iyo Jiingad laga xijiyo qabriaga loo waayey oo la aasay
Soomaliya ayaa waxaa Jira abaaro dadka iyo duunyada dhameeyey taasoo kalifitay dadkii inay waayaan waxay cunaan, Wararka aan kahelayno Muqdisho ayaa sheegaya in Shan qof […]
Ra’iisul Wasaare Soomaliya oo Muqdisho ka Furay Imtixaanka Shahaadiga ah
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furay Imtixaanka Mideysan ee Dugsiyada Sare oo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay qaadeyso. Wasaaradda […]