Munaasabad lagu sogootinayay shaqaale ku wareegay Wasaarada Gargaarka.

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamad Guuleed ayaa ka qayb galay xafladda xil-wareejinta waaxda Gargaarka iyo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo maanta loo wareejiyey Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dabiiciga ah, iyadoo ay munaasabadda ka qeyb galeen labada Wasaaradood ee loo kala wareejinayey waaxaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.