Daawo:Maamulka Hirshabeele oo 70 arday Ka hor Istaagay inay u fariistaan Imtixaanka dugsiyada sare

Aradayda Wax kabarata Dusiga imaamu shaafici ee Degmada Jowhar ayaa loo diiday inay ufariistaan imtixaanka, Ardaydaan oo tiradoodu dhan tahay 70 siday sheegeen ayaa waxay eedeyn usoo jeediyeen Wasiirka waxbarashada Hirshabeele iyo haya’ada Waxbarashada Safe ardayadaan oo aad uga muuqato xanaaq iyo murago ayaa lahadlay tvga Africa Cable Tv.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.